(678) 345-3456
380 Albert St, Melbourne, Australia
envato@mail.com

News

๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐˜† ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต๐—ฑ๐˜‚ ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐Ÿฎ3/๐Ÿญ๐Ÿญ/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ป ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐˜†ey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada, ๐™ˆ๐™ช๐™™๐™–๐™ฃ๐™š ๐˜ผ๐™๐™ข๐™š๐™™ ๐˜ผ๐™—๐™™๐™ž๐™ง๐™ž๐™จ๐™–๐™ฆ ๐˜ฟ๐™ž๐™ž๐™ง๐™ž๐™ฎ๐™š,
Kulanka oo ay ka qayb galeen dhammaan howl-wadeenada Wasaaradda, ayaa Wasiirka waxaa ku soo dhaweeyay ๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐˜๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ ๐€๐›๐๐ข๐ก๐š๐Ÿ๐ข๐, oo faahfaahin ka bixiyay waxqabadkii Wasaaradda, horumarradii la gaaray iyo caqabadihii jiray.
Intii kulanku socday, masuuliyiintu waxay Wasiirka u gudbiyeen xog guud oo ku saabsan howlaha Wasaaradda, qorshayaasha shaqo iyo dadaallada lagu horumarinayo warfaafinta, isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda.
Wasiirka cusub ayaa uga mahadceliyay maamulka iyo shaqaalaha soo dhaweynta diirran, isaga oo xusay in uu ka goโ€™an yahay:
Xoojinta shaqada warfaafinta
Horumarinta adeegyada isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda ,La shaqeynta dhammaan waaxyaha si loo dardargeliyo howlaha dowladda.
Kulanka ayaa ku soo dhammaaday is-barasho guud iyo ballan-qaad ku saabsan wada-shaqeyn wax-ku-ool ah.

MINISTRY OF INFORMATION โ€“ PRESS RELEASE

Ministry of Information, Communication & Public Guidance
Northeastern State of Somalia

The Ministry of Information, Communication & Public Guidance of the Northeastern State of Somalia has today issued a press release concerning the strengthening of cooperation in the areas of media, communication, and finance between the ministry, telecommunications companies, and banks operating within the state.

The ministry affirms that it is essential to create a transparent environment that connects media services, communication services, and the financial system in order to serve the public in a safe, modern, and efficient manner.

1. Telecommunications Companies

The ministry will work with all telecommunications companies operating in Northeastern Somalia to:

  • Improve internet and telephone services.

  • Strengthen data security and the protection of customer privacy.

  • Build an integrated information system that facilitates government institutionsโ€™ access to digital services.

2. Banks

Likewise, the ministry is launching extensive cooperation with the regionโ€™s banks to:

  • Advance digital payment services (E-payment).

  • Encourage banks to support media services and public awareness initiatives.

  • Establish a coordinated communication system between the ministry and private financial institutions.

3. Strengthening Regional Media

The ministry emphasizes:

  • That private and government media should jointly work on public awareness activities.

  • The importance of safeguarding journalistic ethics and freedom of speech.

  • The need to provide training that enhances the skills of journalists.

Conclusion

The Ministry of Information of Northeastern Somalia assures the public that this new collaboration aims to accelerate modern services and increase the transparency and connectivity of key institutions that serve the community.

The ministry calls on all companies, banks, and media organizations to contribute to the implementation of this new plan for advancing communication and information services in the region.

โ€”ENDโ€”
Ministry of Information, Communication & Public Guidance
Northeastern State of Somalia

Warbixin Kooban oo Ku Saabsan Tababarka Suxufiyiinta Waqooyi Bari ee Soomaaliya ee wasaradda warfaafinta waqooyi bari
Warbixin Kooban oo Ku Saabsan Tababarka Suxufiyiinta Waqooyi Bari ee Soomaaliya
Maanta waxaa magalada laascanood Ee caasimadda dowlad goboleedka waqooyi bari lagu qabtay tababar muhiim ah oo la xiriira horumarinta xirfadaha suxufiyiinta, gaar ahaan sidii ay si masโ€™uuliyad leh uga warbixin lahaayeen colaadaha iyo geeddi-socodka nabadeynta.
Tababarkan waxaa soo qabanqaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda ee Waqooyi Bari, waxaana furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, isagoo si weyn u xusay muhiimadda ay saxaafaddu u leedahay xasiloonida iyo wacyigelinta bulshada.
Waxaa tababarka bixinayey Agaasimihii hore ee Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya, Mudane Abdinur Mohamed Ahmed, oo ah khabiir leh waayo-aragnimo dheer oo ku saabsan saxaafadda, xiriirka dadweynaha, iyo tabinta arrimaha siyaasadeed iyo nabadeed.
Tababarka ayaa ujeedkiisu ahaa:
๐Ÿ‘‰ In la fahmo lana soo tebiyo arrimaha xasaasiga ah ee khilaafaadka,
๐Ÿ‘‰ In la dhiirrigeliyo weriye-nimada nabadda (peace journalism),
๐Ÿ‘‰ Iyo in suxufiyiintu door muuqda ka qaataan dadaallada dib-u-heshiisiinta.
Suxufiyiin tiro badan oo ka kala socday warbaahinta maxalliga ah ayaa ka qeybgalay, waxaana la siiyey aqoon iyo xeelado ku aaddan sida loola tacaalo wararka colaadaha, iyadoo aan la hurin xaaladaha ama la sii hurin xiisadaha jira.

Ugu dambeyntii, Wasaaradda Warfaafinta waxay balanqaadday in ay sii wadi doonto tababarro noocan ah si loo xoojiyo awoodda warbaahinta ee ku aaddan dhismaha nabadda iyo horumarinta bulshada.

Cart

No products in the cart.

Select the fields to be shown. Others will be hidden. Drag and drop to rearrange the order.
  • Image
  • SKU
  • Rating
  • Price
  • Stock
  • Availability
  • Add to cart
  • Description
  • Content
  • Weight
  • Dimensions
  • Additional information
Click outside to hide the comparison bar
Compare